Mashaqada Magaalada B/weyne ka dhacday oo lagu eedeeyay Waare iyo Guudlaawe !!

Golaha Badbaadaa Hirshabeelle ayaa ku eedeeyay in masuuliyada  siyaasadeed ee mashaqada B/weyne ay dusha u ridanayaan  Madaxweynaha Hirshabelle iyo ku xigeenkiisa. Golaha ayaa  soo dhaweeyay faragelinta Dowladda dhexe,  iyo dowrka Odayaasha Dhaqanka, Ugaas Xasan Ugaas Khaliif , Ciidamada Qalabka sida iyo AMISOM ay ka qaateen xalislinto. Golaha  ayaa ugu baaqay  Duubabka, Xildhibaanada Hirshabeelle iyo Dowladda … Continue reading Mashaqada Magaalada B/weyne ka dhacday oo lagu eedeeyay Waare iyo Guudlaawe !!